gototopgototop
TACSI


Tacsi Ku Socota Qoyska Cismaan Jaamac Gaafaadhi
Written by Jidbaale.com   
Sunday, 25 July 2010 07:14

London(Jidbaale.com) waxaanu tacsi u direynaa qoyska Cismaan Jaamac Gaafaadhi iyo eheladiisa, oo ay ka geeriyootay Xaawo Maxamed Xaashi, waxaanuna leenahay ilaahay janadii fardowsa ha ka waraabiyo, idinkana samir iyo iimaan ha idinka siiyo. 

Read more...
 
Tacsi Ku Socota Reer Guufe Gamadiid
Written by Jidbaale.com   
Friday, 16 July 2010 14:44

Tacsi (Jidbaale.com) Waxaanu halkan tacsi uga direynaa Guufe Gamadiid iyo dhamaan qoyska reer gamadiid dilkii ka dhacay Sooljoogto kaasi oo uu ku geeriyooday alla ha u naxariistee Kayse guufe gamadiid.  Waxaana tacsidaasi diraya dadkan magacyadoodu hoos ku xusan yihiin oo kala ah;

Read more...
 
Tacsi Ku Socota Qoysaskii Uu Ka Geeriyooday Xaaji Maxamed Ismaaciil Axmed (Fiingar)
Written by Jidbaale.com   
Monday, 28 June 2010 09:07

A/caleykum, INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN, Waxaannu Tacsi u diraynaa Qoysaskii uu ka tegey Xaaji Muxamed Ismaaciil Axmed {Fiingar} oo 26 Juun Laascaanood ku geeriyoodey, Waxaannu leenahay Marxuumka Ilaahay ha u naxariisto hana u dembi dhaafo, Jannadii Firdowsna ha ka waraabiyo, Qoysaskii, Qaraabadii, Eheladii iyo Asxaabtii uu ifka kaga tegeyna ilaahay sabir iyo iimaan haka siiyo, Inteenna ka dambaysana ilaahay kuwo ku cibro qaata ha inaka yeelo, Aammiin.

Read more...
 
Tacsi
Written by Jidbaale.com   
Sunday, 30 May 2010 05:30

Cardiff(Jidbaale.com) allaha ha u naxariistee waxaa degmada Awrboogays ku geeriyooday ilaahay janadii ha geeye Aadan Faarax Kadaar, oo muddaba xanuusanayey. Hadaba waxaa halkan tacsida ka diraya dhamaan Reer Ibraahim Ducaale Aftaag oo kala ah:

 

Last Updated on Sunday, 30 May 2010 05:48
Read more...
 
Tacsi Ku Socota Qoyska Uu Ka Geeriyoodey Xuseen Dacwi Ducaale
Written by Jidbaale.com   
Friday, 21 May 2010 03:14

London(Jidbaale.com):-Waxaanu tacsi u diraynaa dhammaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tegay Ale ha u naxariistee, Xuseen Dacwi Ducaale oo 18/05/2010 ku geeriyooday Magaalada Buuhoodle.
Last Updated on Friday, 21 May 2010 04:47
Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 Next > End >>

Page 1 of 2