| Tacsi Shiikh Maxamed Shiikh Cumar oo ku Geeriyoodey Dalka Sacuudi |
| Written by Jidbaale.com |
| Monday, 26 July 2010 09:35 |
|
Waxaa Dhanbaalo tacsiyado ahi naga soo gaadheen dadweyne aad u tiro badan oo ka tacsiyadeynaya qoyska Reer Sh.Maxmed Sh,Cumar Geerida ku timi Sh.Maxmed Sh.Cumar oo shalay oo ay taariikhud tahay 25.07.2010 ku geeriyoodey wadanka Sucuudiga.
Hogaanka SSC oo tacsi diraya. Waxaa maalinimadii shalay ku geriyooday sucudiga Shiikh Mohamed Shikh Cumar oo ka mid ahaa culimada ugu waawayn dalka somaliya waxaane leenahay ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo Aamin Aamin Aamain,
Dhamaan dadkan madaxda ah ee aan kor ku soo xusnay kuna hadlaya macaga umada SSC waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay sheikh Mohamed sh cumar oo maalinimadii shaly ku geeriyooday sacudiga waxaane ay leeyihiin ilaahay janadi fardowsa haka waraabiyo sheikh M SH Cumar aamain aamain aamain
Geeridu waa xaq-aduunkana cid kuma waareeyso,waxaanu
Magacyadda Dadka Tacsida Diraaya:-
-Xurmadle-Garaad-Cali Buraale Xassan. -Xurmadle-Maxamed Maxamuud Axmed(Khaawi). -Xurmadle-Maxamed Cabdi Xaashi. -Xurmadle-Xaaji Cabdi Sh.Cumar. -Xurmadle-Dawlad Faarax. -Xurmadle-Proff--Axmed Bootaan Dhakaar. -Xurmadle-Sulub Cali Gaas. -Xurmadle-Dr-Maxamed Xirsi Khaalid. -Xurmadle-Axmed Cabdi Xaashi(Xashare). -Xurmadle-Sh.Axmed Xaaji Cali. -Xurmadle-Cali Ismaaciil Guraase(Cali Qayaad). -Xurmadle-Cabdul Shiikh Maxamed. -Xurmadle-Xassan Nuur Aw-Jibriil. -Xurmadle-Maxamed C/Salaan Sh.Maxamed. -Xurmadle-Xaaji Maxamed X.Ismaaciil. -Xurmadle-C/Laahi Ciise Oog. -Xurmadle-C/qaadir Ciise Oog. -Xurmadle-Danjire-Cumar Umal. -Xurmadle-Ali Khaliif Samater. -Xurmadle-C/Raxmaan Macalin Abukor. -Xurmadle-Cumar Cali Muuse(Koostaan) -Xurmadle-Xildhibaan-C/Raxmaan Xaaji Maxamed. -Xurmadle-Garsoore-Maxamed Xasan Maxamed(Gacma-Yare). -Xurmadle-Ibraahim Aw-Caduur. -Xurmadle-Cabdul Macalin Abokor. -Xurmadle-Col-Daahir Xaaji Axmed(Daahir Qayaad). -Xurmadle-Axmed Cadeesay. -Xurmadle-Sakariya C/Laahi Aden. -Xurmadle-Col-Xassan Axmed Nuur(Xassan Dheere). -Xurmadle-Cabdi Bootaan Dhakaar. -Xurmadle-C/Laahi Maxamed Rooble. -Xurmadle-Sh.Axmed Daahir. -Xurmadle-Maxamuud Diiriye Cabdi-Joof. -Xurmadle-Sh.Abshir .C/Laahi Sh.Maxamed. -Xurmadle-C/Laahi Sh.Maxamed Sh.Cumar. -Xurmadle-C/Raxmaan Cali Khaliif. -Xurmadle-C/Risaaq Khaliif Muxamuud Huruuse. -Xurmadle-Maxamuud C/Kariim Macalin. -Xurmadle-Ganaje Maxamerd Khaawi. -Xurmadle-Axmed C/Laahi Sh.Maxamed(Qalinle). -Xurmadle-Dr-Aden Xassan Maxamed. -Xurmadle-Kablalax Maxamed Khaawi. -Xurmadle-Cali Ciise Oog. -Xurmadle-C/Risaaq Axmed Nuur Aw-Jibriil. -Xurmadle-Keenadiid Maxamed Khaawi. -Xurmadle-Maxamed Jaamac Yuusuf Qodax. -Xurmadle-Kumade Maxamed Khaawi. -Xurmadle-C/Rashiid Maxamed C/Salaan. -Xurmadle-Saciid Cumar Sh.Maxamed. -Xurmadle-C/Laahi Shiikh.Cumar. -Xurmadle-C/Rashiid Sh.Maxamed Sh.Cumar. -Xurmadle-Shiikh.Cali Badreeye. -Xurmadle-C/Qaadir Sh.Axmed X.Cali. -Xurmadle-Mustafe C/Laahi Qoti. -Xurmadle-Col-Maxamed Ciise Lacle. -Xurmadle-Maxamed Ismaaciil Toosane. -Xurmadle-Cali Sh.Maxamed Sh.Cumar. -Xurmadle-Cabdi Muuse Ibraahim. -Xurmadle-C/Qaadir Maxamed Xirsi(Gureey). -Xurmadle-Maxamed Faarax Cabdalle. -Xurmadle-Saalax Maxamed Aw-Faarax. -Xurmadle-Jaamac C/Laahi Sh.Maxamed. -Xurmadle-Mukhtaar Garaad Cali. -Mudane-Cabdalle Xassan C/Laahi. -Xurmadle-Cumar Cabdi Xirsi(Cumar Gureey). -Mudane-Absame C/Laahi Qoti. -Mudane-C/Weli Xassan C/Laahi. -Mudane-Allamagan Maxamed Khaawi. -Xurmadle-Sh.C/laahi Qayaad. -Xurmadle-C/Khaaliq Ibraahim Aw Caduur. -Xurmadle-Maxamed Cali Qayaad. -Mudane-Ayuub Xassan C/Laahi. -Xurmadle-Cabdullaahi Dubad. -Xurmadle-Feysal Cabdi Cali Gaas. -Xurmadle-Maxamed Saleeban Bootaan(Gaar-haye). -Mudane-C/Qaadir Sh.Maxamed Sh.Cumar. -Xurmadle-Hilaal Ibraahim Aw-Caduur. -Xurmadle-Xassan C/Laah Sh.Maxamed(Xassan Carab)- -Eedo-Cutuub Xaaji Cali. -Eedo-Cosob Geele Dalmar. -Eedo- Xaliimo Khaawi -Eedo-Maryan Xuseen Gurey. -Eedo-Caasha Xuseen Gurey. -Eedo-Xalwo Cumar. -Eedo-Maryan Cusmaan Saciid. -Eedo-Maryan Xaaji Cali. -Marwo-Samsan Cali Caateeye. -Marwo-Amal Axmed Saciid Naaleeye. -Marwo-Farxiya Xassan Cilmi. -Marwo-Nasra Maxamed Xirsi. -Marwo-Dhool Maxamed Maxamuud. -Marwo-Faadumo Maxamed Aw-Faarax. -Marwo-Farduus Xirsi Cumar. -Marwo-Qaali Xirsi Cumar. -Marwo-Maryan Ismaaciil Toosane. -Marwo-Khadiija Maxamed Aw-Faarax. -Marwo-Faadumo Sh.Axmed X.Cali. -Marwo-Xaawo Sh.Axmed X.Cali. -Marwo-Sucaad Maxamuud X.Aden. -Marwo-Khadra Maxamuud X.Aden. -Marwo-Amina Sh.Axmed X.Cali. -Marwo-Doonbiro Maxamed Khaawi. -Leyla Maxamed Khaawi. -Bakiisa Maxamed Khaawi. -Marwo-Busur Jaamac Yuusuf Qodox. -Caro Maxamed Khaawi. -Marwo-Xaawo Cusmaan Sh.Maxamed. -Eedo-Xaliimo Cabdalle. -Eedo-Ruun Caarad. -Marwo-Sahra Cabdi Xirsi. -Marwo-Rooda C/Laahi Qoti. -Marwo-Sahra Ibrahiim Aw-Caduur. -Marwo-Canab Cabdi Xirsi. -Marwo-Seeytuun Axmed Cadeesay. -Marwo-Faadumo Maxamed Cabdi Xaashi. -Marwo-Caasha Nuur Sharmaarke. -Marwo-Luul Nuur Sharmaarke. -Marwo-Rooda Nuur Sharmaarke. -Faadumo Xassan Carab. -Amal Xassan Carab. -Marwo-Sahra Xassan Carab.
-Geeridu Waa Xaq- Soo diyaariye: Mudane: Xassan C/Laahi Sh.Maxamed(Xassan Carab)- -England-UK- 25/07/2010.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
Inaalilaahai wa inaa ilaahay raajicuun tacsi tiiraanyo leh Shikh Mohamed Sh Cumar
Waxaa maalinimadii shalay ku geriyooday sucudiga Shiikh Mohamed Shikh Cumar oo ka mid ahaa culimada ugu waawayn dalka somaliya waxaane leenahay ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo Aamin Aamin Aamain,
Sidoo kale waxaa diraya tacsidan dadkan
Dhamaan dadkan oo idil waxaa ay ilaahay uga maryayaan in ilaahay janadii fardowsa ka waraabiyo sheikh mohamed sh curmar tacsidan waxaa ay si khaas ah ugu socotaa qoska reer sheikh cumar qasatan cabdilaahai case ilaahay janadii ha ka waraabiyo aamain aamin aamin
|
| Last Updated on Monday, 26 July 2010 11:00 |







