|
Written by Jidbaale.com
|
|
Friday, 04 June 2010 04:54 |
|
Waxaa halkan loogu gudbinayaa hanbalyo Meher Mudane Jaamac Cali Bare iyo Marwo Sahra Ducaale Baadari
layla laki qabaruug cabdi dheere nimco xasan ibraahim ikraan maxamed axmed sacdiya xirsi cabdi nasra qabaruug cabdi dheere aamina nuur maxamed ifraax farax jaamac c,bile faadumo baashe diiriye aamina cabdilaahi xirsi xamdi falad xamdi faarax caalin kiin ismaacil ilkacse faadumo siciid cali ducaale yuusuf maxamed xasan miino bile nuur maxamed cumar,cabdi sheikh fahad xasan cabdale cabdi wali jaamac budhcad maxamed axmed danan iyo dhamaaanba dhalinta ssc ee kala jooga dalka gudiihisa iyo dibadiisaba waxay habalyo iyo bogaadin u diryaan meherka mudane jaamac cali bare iyo marwo sahra ducaale baadari oo meherkoodu ka dhacey wadanka filnd waxayna leeyihiin noqda kuwii arooskooda ku gaadha barwaaqo iyo bashbash aaamiin amiin |