|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 09 August 2010 01:37 |
|
Nederland(Jidbaale.com) Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Ssc ee ku dhaqan Nederland iyo nawaaxigeeda in ay ka soo qayb galaan shir khadka telephoneka ah oo la qaban doono maalinta talaadada ee ee taariikhdu tahay 10/08/2010 saacadumarkay tahay 7:30pm shirkaas oo lagaga wada hadlayo arimaha SSC.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 09 August 2010 01:30 |
|
London(Jidbaale.com) qaar ka mid ah jaalliyada SSC ee ku dhaqan wadanka ingiriiska iyo ururka dhallinyarada SUDO oo iskaashanaya waxay si diiran oo kal iyo lab ah u soo dhaweeyeen Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo isagu haatan soo gaadhay midowga boqortooyada ingiriiska.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 09 August 2010 00:58 |
|
London(Jidbaale.com) Xaflad Balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen Xubnaha ururka oo lagu dooranayay Gudoomiyaha Ururka SUDO oo kadhacday 07/08/2010 Magaalada London. Xafladan oo ay daadihinayeen Gudida Qabanqaabada oo kala ah Gudoomiyaha Gudida Qabanqabada Caasho Cabdi Galaydh, Cadilahi yusuf Cumar iyo Cismaan Jeele ugu Horayna Lagu Furay Aayadaha Quraanka kariimka iyo wacdi uu halkaas kasoo Jeediyey Saleban Qowdhan oo kamid ah Xubnaha ururka SUDO. Halkan ka daawo sawiradii doorashadahttp://picasaweb.google.com/Boocame/SUDOdoorasho?feat=flashalbum#slideshow/5502899621169987394.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 08 August 2010 06:20 |
|
Dagaal culsu oo u dhexeeya Ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa deegaanka Maakhir ayaa ka socda duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka barri. Dagaalkan oo bilowday ka dib markii weerar culus ay qaadeen ciidanka maamulka Puntland ayaa weli si xawli ah uga soconaya Aagagii uu ka bilowday.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 07 August 2010 16:54 |
|
Kuwait(Jidbaale.com) Jaaliyadda ka soo jeedda gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn {SSC} ee dalka Soomaaliya kuna dhaqan dalka Kuwait ayaa maalintii Jimcihii ee 06/08/2010 qado sharaf ugu samaysay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil villada Garaadku deganaa mudadii uu Kuwait joogay. Qadadaas ka dib waxa Garaadka lagu soo dhoweeyay shirweyne loogu tala galay in Garaad Jaamac ugu xog-waramo jaaliyadda. Xasan Nuux Maxamuud oo hogaaminayay hab-qaybinta hadalka ayaa ugu horayntii cod-baahiyaha ku soo dhoweeyay Shiikh Maxamed Saciid Mire. Daawosawirada
|
|
Read more...
|
|
Written by Liibaan M. Shariif
|
|
Saturday, 07 August 2010 13:27 |
|

Stockholm(Jidbaale.com):-Waxaa Shalay oo taariikhdu tahay 6 Aug kasoo degay gegida diyaaradaha ee caalamiga ah Arlanda Stockholm, xoghayaha arimaha dibeda iyo jaaliyadaha SSC mudane prof Maxamoud Cali Jama. Dadyow aad utiro badan oo lulaya ubaxyo qoyan kuna lebisan dhar ay ku xardhanyihiin SSC ayaa si diiran ugu soo dhoweeyey masuulka gegida diyaaradaha.(Daawo Sawiradda)
|
|
Read more...
|
|
Written by jidbaale.com
|
|
Friday, 06 August 2010 13:51 |
|
Xadhadhan:-Waxaa saaka goor hore ka anbabaxey Magaalada Buuhoodle Isimo,Cuqaal & odayaal deegaanka u dhashay kuwaaasi oo qorshahoodu ahaa in ay kula kulmaan Tuuladda Taariikhda weyn leh ee Xadhadhanka odayaal Beesha Habarjeclo ah oo Siilaanyo soo direy.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Friday, 06 August 2010 12:29 |
|
Muqdisho(Jidbaale.com) Qaar kamid ah xubno uu dhawaan u magacaabay wasiiro hogaamiyaha maamulka jabhada SNM (Siilaanyo) ayaa la sheegay inay xidhiidh toos ah la leeyihiin Islaamiyiinta ka dagaalanta Konfurta somaliya.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Thursday, 05 August 2010 01:16 |
|
London(Jidbaale.com) waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaalliyada Beesha Naaleeye Axmed ee ku kala dhaqan dunida dacaladeeda inay ka soo qayb galaan shir taleefoon wadaaga, oo dhici doona maalinta sabtida ah ee ay taariikhduna tahay 07/08/2010 wuxuuna si rasmiya shirkaasi u bilaaban doona 6pm galabnimo (UK time).
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Wednesday, 04 August 2010 16:42 |
|
 
Galgala(Jidbaale):-Wararka naga soo gaadhaya madaxtooyada Boosaaso ayaa waxa ay sheegayaan in muran xoogani soo kala dhexgalay C/samad Cali Shire Madaxweyne ku xigeenka Maamulka beelaha waqooyi bari iyo wasiirka ka soo jeeda deegaanka weerarka lagu yahay ee Gen. Ilka Jiir, murankan ayaa waxa uu salka ku hayaa C/raxmaan Faroole oo u wakiishay C/samad Cali Shire weerarka Buuraha Galgala si uu godobta halkaas ka dhalata dusha uga saaro C/samad Cali Shire isaga oo dagaalkaas hogaamiye uga dhigay.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Wednesday, 04 August 2010 15:36 |
|
Buuhoodle(Jidbaale):- Qudbad taariikhi leh uu garaad jaamac Garaad cali ka jeediyey isu soo bax ka dhacay Magaalada Buuhoodle oo halkaas ay warbixino dheer lagaga dhagaystay Sadex xildhibaan oo maamulka faroole Xilkii uga qaadeen maxaad degaanka aad matashaan uga hadlaysaa, Halka Ka Dhagayso Qudbadii Garaad Jaamac Garaad Cali.
|
|
Read more...
|
|
Written by C/casiis Saleebaan Axmed
|
|
Wednesday, 04 August 2010 11:03 |
|

Buuhoodle:-Kulankan oo ka dhacey Badhtamaha Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ka soo qayb galey Isimo, Hogaanka SSC, Maamulka cusub ee Gobolka Cayn ,Xubnihii Garoowe ka yimi iyo dadweyne fara badan,waxaana halkaas laga jeediyey Gabayo,Buraan buro iyo Khudbadi dhinayco badan taabanayey. Halkan ka daawo Sawiradii
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Wednesday, 04 August 2010 07:15 |
|
Boosaaso(Jidbaale.com) saaka waxaa magaalada Boosaaso lagu dilay mid ka ka mid ah shaqaalaha maamulka faroole xilli uu ka soo baxay gurigiisa sida la sheegayna uu u sii socday xafiiskii uu ka hawl galayey.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Wednesday, 04 August 2010 06:42 |
|
Kuwait(Jidbaale.com) Waxa xalay oo Talaada ahayd taariikhduna ahayd 03/08/2010 ka soo degay gegida diyaaradaha ee dalka Kuwait Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Garaadka oo ka soo dhoofay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta waxa gegida diyaaradaha ku soo dhoweeyay jaaliyadda Sool, Sanaag iyo Cayn {SSC}ee ku dhaqan dalka Kuwait oo ay horkacayaan Guddiga Fulinta ee jaaliyaddu.
|
|
Read more...
|
|
Written by JIdbaale.com
|
|
Tuesday, 03 August 2010 19:38 |
|
Maqaal (Jidbaale.com) wadanka Isutaga Imaaraadka carabta waxaa ku dhaqan Jaaliyadda balaadhan oo lagu qiyaasay 20,000 oo qoys, intaas waxaa sii dheer in sanad walba ay si is daba- jooga ah u soo booqdaan kumannaan qof oo ka mid ah qurba-joogta SSC ee ku dhaqan dunida daafaheeda kuwaasoo ujeedadooda ugu weyni tahay inay ka hirgaliyaan mashaariic u badan dhinaca baayac-mushtarka ah iyo inay uga sii gudbaan wadankii hooyo.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Tuesday, 03 August 2010 15:36 |
|

Buuhoodle(Jidbaale):-Wasiiradan cusub ayaa kala ah G/Sare Yassin Ali Abdulle (Tamaad) Madaxa Gaashaandhiga & Difaaca, Abdirashid Barkhadle Madaxa Arimaha Gudaha & Amniga, Ibrahim Ismail Jabaan Madaxa Dib-udejinta & Gargaarka deg-degga ah..
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Tuesday, 03 August 2010 15:15 |
|

Buuhoodle(Jidbaale):-Waxaa maanta duhurkii si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn Sadexdii Xildhibaan ee dhawaan maamulka Faroole uu SSC ayey taageeraan sida sharci darada ah uga qaadey xilalkii Golaha wakiilada.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Tuesday, 03 August 2010 15:10 |
|

Widhwidh(Jidbaale):-Waxaa dhawaan magaalada Buuhoodle soo gaadhay madax amaanka hogaanka midaynta iyo difaaca gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn mudan Yaasiin Cali Cabdille (Tamaad) oo bilahii ugu danbeeyey socodaal shaqo ku marayey meela badan oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 03 August 2010 15:06 |
|
Muqdisho(Jidbaale):-Gudoomiyaha gobalka Banaadir ee maamulka dowladda KMG ayaa ugu baaqay bulshada ku dhaqan degmada X/weyne inay ka qeyb qaataan wax ka qabashada xaaladaha ammaanka.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Tuesday, 03 August 2010 14:59 |
|
Baladweyne(Jidbaale):-Afhayeenka ciidamada dowladda KMG ee gobalka Hiiraan ayaa wuxuu sheegay inay u qorsheysan tahay inay la wareegaan gacan ku heynta guud ahaan gobalkaasi, oo intiisa badan hada ay maamulaan xoogaga hubeysan.
|
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
|
Page 5 of 21 |