|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 16 August 2010 10:36 |
|
Khilaaf lagu soo afjaray magaalada Dharkeyn oo dhexmaray Hogaanka sare Ee SSC iyo qaar ka mid ah khusuusiga halkan ka dhegeyso..
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 16 August 2010 05:51 |
|
London(Jidbaale.com) Waxaa la ogaysiinaya Dhamaan jaaliyada SSC ee Uk Shir kadhici Doona Hotel Ramada Maalinta Talaada 17/08/2010 , Shir Xog waran ah oo uu kahadli Doono Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo dhawaan ka soo laabtay Gobolada SSC.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 15 August 2010 10:20 |
|

Dharkayn-Geenyo(Jidbaale):-Shirkii ka socday magaalada dharkayn geenyo ee looga hadlayey ismaandhaafkii muddooyinkii ugu danbeeyey soo dhexgalay madaxda SSC ayaa ku dhamaaday is afgarad , iyada oo dhamaan wixii madmadow ah ee soo kala dhexgalay la soo afjaray.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 15 August 2010 07:27 |
|
Nairobi(Jidbaale):-Ururka Warbaahinta SSC ee Darwish Media Association ayaa wuxuu ka hadlay xadhiga iyo xukunka xaq darada ah ee lagu xidhay Agaasimaha ilaacada Horseedmedia ee magaalada Boosaaso.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 15 August 2010 07:25 |
|

Buuhoodle(Jidbaale):-Waxaa dhawaanahan jirey in Jiri laga soo ababuley gudaha magaalada Buuhoodle ay carqalad ku hayeen gaadiidka iyo dadka Musaafurka ah ee marayey magaalada Buuhoodle. Maleeshiyaadkan oo ay soo abaabuleen Kooxo isku xidhan oo hada ka qadhaabta gudaha magaalada Buuhoodle ayagoo leh midabyo badan ayaa waxaa ay dhaceen baabuur kala duduwan.
|
|
Read more...
|
|
Written by JIdbaale.com
|
|
Sunday, 15 August 2010 06:50 |
|
Maqaal(Jidbaale.com) ma aan jeclayn bisha Ramadaan inaan u dhaqaaqo faallo siyaasadeed, balse way ka fursan wayday inaan wax ka idhaahdo hadaladii jabnaa ee ka soo yeedhay hogaamiyaha maamulka Jabhada SNM, horgalahiisa Cadami iyo wiilka lagu magacaabo Cukuse ee haybtiisa lagu muransan yahay, oo iyagu dhawaan hadalo dawlad ismood ah ka baahiyey warbaahinaha soomaalida qaarkood.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 15 August 2010 05:41 |
|

Garoowe(Jidbaale):-Shir ay ka soo qayb galeen xubno ka kala socda Jaaliyadda beesha Naalaye Axmed iyo Odyaal dalka gudihiisa ku sugan ayaa ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda Gobolka Waqooyi bari.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 14 August 2010 12:54 |
|

Laascaanood(Jidbaale.com) Wararka aanu ka helayno buuhoodle waxay noo xaqiijiyeen dhamaan ciidamadii SSC ee ku sugnaa gobolka Cayn, waxay haatan u soo guureen degmada Dharkayn- geenyo, halkaasi ayeyna ku sugnaan doonaan, ilaa inta ay isu diyaarinayaan sidii ay gacan bir ah ugu qaban lahaayeen dhamaan deegamada gacanta ugu jira maamulka jabhada SNM.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Friday, 13 August 2010 19:32 |
|
Hargeysa(Jidbaale.com) mid ka mid ah maamulka cusub ee jabhada SNM oo fariin gaadhsiiyey maamulka waqooyi bari, fariintaasina wuxuu ku sheegay inay iska iskaashadaan dhinaca amaanka oo ay ka wada shaqeeyaan.
|
|
Read more...
|
|
Written by Suleiman Mohamud Hashi
|
|
Thursday, 12 August 2010 15:47 |
|

Laascaanood(Jidbaale):-Waxaa magaalada Nairobi ee xaunta dalkan Kenya ku sugan Gudoomiyaha Jaamacadda Nugaal University ee magaalada Laascaanood Pro: C/Risaaq Maxamed Aadan{Lafoolle}.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Thursday, 12 August 2010 13:21 |
|
Bisha Barakaysan Ee Ramadaan waa xilli kooban oo qofkii ilaahay soo gaadhsiiyey laga rabo in uu ka faa,iideysto haddaba halkan waxaad ka helaysaa Casharro , Muxaadarooyin, Su,aalo iyo Jawaabo dhamaantood ku saabsan Bisha Barakaysan, sidaas daraadeed ka faa,iideyso, waxaana inoo soo diyaariyey Bahda maktabada.com
Halkan ka Dheego.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Wednesday, 11 August 2010 15:55 |
|
Sooljoogto(Jidbaale):-Waxaa degaanada hoos yimaada gobolka Cayn ilaa shalay ka bilowday qas lagu qafaalanayo gaadiid xamuul oo raran oo u kala gooshayey gobolada dalka Soomaaliya. Gawaadhidaa la qabsaday ayaa waxa ka mid ah laba shalay lagu qabsaday agagaarka magaalada Dandan iyo mid xalay lagu qabsaday magaalada Sooljoogto.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Wednesday, 11 August 2010 15:44 |
|

Stockhlom(Jidbaale):-Waxaa maalinitii Axda taariikhduna ahayd 8 Aug ka dhacay magaalada Stockholm, caasumada dalka Sweden kulan aad loosoo agaasmiyay oo ay ka soo qeybgaleen jaaliyada SSC iyo dad weyne soomaaliyeed oo aad u tiro badan. Kulankaas oo looga yimi gobolo aad uga fog fog barta kulunku ka dhacayey.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Wednesday, 11 August 2010 15:35 |
|
Maqaal(Jidbaale):-Laascaanood , Taleex Iyo Xudun iyaguna kama maqna xaaladda ka jirta deegaanka SSC oo dareenka shacabku waa la jira, hasa yeeshee iyagu waxay xaajadadoodii ku soo ururtay dhagax ay tuuraan iyo taayir ay gubaan , taa badelkeedna xabsiyada laga buuxiyey, waxaana u dhaami lahayd in ay xabadda ridaan sida Buuhoodle ka dhacday oo ay karaamadood ilaaliyaan cadowga ku dhexjirana kama xoogbadnee u badheedhaan sidaas ka dhacday Buuhoodle , waana niyadda , shaki kuma jiro in shacabka Laascaanood, Taleex Iyo Xudun ay ku jiraan naftood hurayaal aan gabanayn , laakiin waxay u baahan tahay in aan la sugin in maxaabiis loogu kaxaysanayo Mandheera , iyada oo la ogyahay in xaalku maanta ka duwan yahay kii hore.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Tuesday, 10 August 2010 16:48 |
|

Stocklom(Jidbaale):-Maalinimaddi shalay taariikhduna ay ahayd 9 Aug waxaa kulan wakhti dheer qaatay oo ka dhacay xarunta barlamaanka ee Sweden, uu dhexmaray Xoghayaha A/D ururka SSC Mudane Prof:Maxamoud Ali Jamac iyo Mehmet Kaplan oo ah xildhibaan ka socda xisbiga Miljö-ga ama “Greenka” kaalin aad ufirfircoona kaga jira siyaasadda arimaha debeda ee dalkan Sweden.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Tuesday, 10 August 2010 15:19 |
|

Buuhoodle(Jidbaale):-wafti balaadhan oo uu horkacayo siyaasiga Rugcadaaga ah Baashe Cali Jaamac ayaa maanta duhurnimadkii soo gaadhay magaaladda Boohoodle ee xarunta Gobalkan Cayn.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Tuesday, 10 August 2010 15:11 |
|

Minneapolis(jidbaale):- Haween Soomaali ah oo dowladda Maraykanka ay xabsi dhigtay kadib markii ay ku eedeysay inay xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab ayaa la sheegay in lagu sii daayay damiin.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Tuesday, 10 August 2010 15:06 |
|

Buuhoodle(Jidbaale):-Taariikhdu markay ahayd Aug 10, 2010 waxaa shir isugu yimid waxgaradka iyo odayaasha Beesha Cigaal Naalleeye magaalada Buuhoodle, gobolka Cayn. Shirkaasi waxa uu guddoonsaday arimahan hoos ku qoran.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Tuesday, 10 August 2010 14:54 |
|

Galgala(Jidbaale):-Sh. Maxamed Siciid (Atam) ayaa qiray in laga qabsaday Gal-gala, wuxuuna xusay inuu haatan galayo dagaallo "ku dhufo oo ka dhaqaaq ah" Halkan ka Dhagatyso Sheekh Atom
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale
|
|
Tuesday, 10 August 2010 14:40 |
|

Garoowe(Jidbaale):-Idaacada ku hadasha Afka Faroole ee Garoowe Online ayaa Xildhibaanada aadka looga jecel yahay Soomaaliya iyo gaar ahaan Maakhir,waxay ku sheegeen in ay siisay taageero afka ah siisay Alshabaab.
|
|
Read more...
|
|