|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 30 August 2010 21:15 |
|
Maqaal(Jidbaale.com) nin baa laga hayaa anoo aabahay la liita ayuu aabahayna aabihiis keenay, waxaan uga socdaa inagoo ka SSC ahaan la yaaban kooxaha horgalada ah, ee ay maamuladu daaha dabadiisa ka soo riixayaan, ayey NSUM iyo SSC na fagaarayaasha iskeeneen, haday iyana jiibta iyo jaanta isla helaane, xaalkoodii wuxuu ku soo ibabeelay sheekadii labada nin ee bidaarta lahaa ee isku qabsaday garfeedha(shanlada)
|
|
Read more...
|
|
Written by C/casiis Saleebaan Axmed
|
|
Monday, 30 August 2010 14:34 |
|

Buuhoodle:-Gudiga Isfahansiinta iyo Turxaanbixinta ayaa ku guulaystey afurkii ka dib in ay soo afmeeraan madmadowgii ku kala dhex jirey Hogaanka SSC iyo Taliyaha Guutadda Ismaaciil Mire Halyey Kayse Cabdi Yuusuf oo wada ay shaqayntoodu xumayd.halkan riix sawiradii
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 29 August 2010 13:07 |
|
London(Jidbaale.com) maamulka talafeeshinka Universaltv ee ku baxa afka soomaaliga waxaa dhawaan iska casilay xilkii uu u hayey Cabdiqaadir Tuunde oo ahaa madaxii u qaabilsanaa dhinaca qaaradaha afrika iyo eeshiya, ka dib markii uu ogaaday in uu maamulka sare lunsaday lacago tira badan.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 29 August 2010 08:50 |
|
Gaalkacayo : Dagaalo beeleedyo dib uga qarxay koonfurta gobolka Mudug ayaa la sheegay in ay gaysteen khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ,waxaana dagaalka uu u dhaxeeyaa labo ka tirsan beelaha wada daga koonfurta Gobolka.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 28 August 2010 13:59 |
|
Boosaaso(Jidbaale.com) Gen. Siciid Cabdi Faarax Oo ku magac dheer Tuutawayne ayaa ku dhaawacmay dagaaladii ka qarxay deegaanada buuralayda Galgala ee ay halkaasi foodda isku dareen ciidamada uu wato Sheekh Maxamed Siciid Atam iyo kuwa maamulka Garoowe, waxaana loo qaaday wadanka Isu tagga imaaraadka carabta gaar ahaan Dubaay.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Friday, 27 August 2010 18:47 |
|
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay August, 27, 2010 ka dhacay Magaala Madaxda Gobolka Heylaan ee Dhahar shir ay isugu yimaadeen dhamaan cuqaasha iyo waxgaradka gobollada Haylaan iyo Galbeedka Bari, waxaana laga wada hadlay xaalada deegaanka oo ay ugu horeyso arinta beryahanba ka taagnayd deegaanka Galgala.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Friday, 27 August 2010 17:09 |
|
 
Maqaal (Jidbaale.com)Intii uu ninka lagu magacaabo Siilaanyo ku dhawaaqay in uu ku baaqayo wadahadal isagoo sida yaxaaska iska ilmeysiinaya ayaa waxaa markiiba bilaabmay dhaqdhaqaaq ay bilabaeen xubno dhamaan ardaayadda beesha Dhulbahante ka kooban, kuwaas oo mid waliba sidii baanad iyo dismis ugu qaadan lahaa qoyskiisa u hawl galay.
|
|
Read more...
|
|
Written by C/casiis Saleebaan Axmed
|
|
Friday, 27 August 2010 13:37 |
|

Faaqidaada Ciyaaraha:-Iyadoo haatan lagu jiro 15 daqiiqo ee waqtiga nasashada Ciyaarta Finalka koobka Holhol ee Kooxaha SSC iyo Soomaliland ayaa waxaa la filayaan in kooxda SSC ay qaybta danbe ee ciyaarta wax ka badali doonto qaab ciyaareedkeeda, iyadoo dhinaca kalena la saadaalinayo in dhawr ciyaaryahan oo cusub la soo safi doono.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Thursday, 26 August 2010 03:14 |
|
Ka dib shir dhawr maalmood uga soconayey qayb ka mid ah beesha Guleed Garaad, ayaa hada waxaa wararka soo baxayaa sheegayaan in shirkaasi uu dhamaaday isla markaana aysan jirin wax ka soo baxay oo qodobo la isku raacay ahi.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Wednesday, 25 August 2010 21:28 |
|
Wasiirka Duulista iyo Hawada maamulka Puntland Axmed Cilmi Cisman(karaash) ayaa maanta lagu weeraray Magaalada Tukaraq, kadib markii booqasho ku tegay.
|
|
Read more...
|
|
Written by jidbaale.com
|
|
Tuesday, 24 August 2010 13:57 |
|
Tuka-raq:-Taliyahii Isgaadhsiinta iyo Sirta Ciidanka Faroole ee ka dagaalamyey Aaga Galgala ayaau soo galey Maamulka SSC, iyadoo la filayo in uu saacadaha soo socda soo gaadho Magaalada Buuhoodle.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 24 August 2010 12:36 |
|
Tirade dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay maanta Hotelka Muna ee Magaalada Muqdisho ayaa sii kordhaaya, waxaana qaraxaasi ku dhintay Xildhibaano, ilaaladii Hotelkaasi iyo dad rayid ah.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 24 August 2010 04:19 |
|
Muqdisho (Jidbaale.com) Kooxo hubaysan oo la sheegay inay ku labisnaayeen Dareyska Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa hotel ku yaala degmada X/weyne ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku laayeen Xildhibaano ka tirsan dowladda KMG iyo dad kale oo rayid ah. Kooxahaani hubaysan oo la sheegay inay ahaayeen ilaa sedax ruux oo ku labisnaa dareyska cusub ee Ciidamada booliska dowladda KMG Soomaaliya
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 23 August 2010 19:23 |
|
london(Jidbaale.com) dhawaan waxaa magaalada London lagu qabtay ay si weyn u soo abaabuleen jaalliyadda SSC oo ay ka dhex muuqanayaan hawlwadeenada Ururka SUDO, waxaana xafladaasi lagu marti qaaday Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo isagu dhawaan ka yimi deegaanadii SSC, si aad u daawatid qaabkii ay xafladaasi u dhacday halkan guji http://boocameonline.com/w-p/?p=3731
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 23 August 2010 19:15 |
|

London(Jidbaale.com) Gudoomiyaha Cusub ee Dhalinyarada SSC ee SUDO Maxamed Cabdi Fookheeyee oo Soo doortay Xubnihi Lashaqaynlahaa. Xaflad Balaadhan oo xalay Kadhacday Star Restaurant ee kutaal Xaafada West Ealing ee Galbeedka magaalada london.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 22 August 2010 12:57 |
|
Hargeysa(Jidbaale.com) qaar ka mid ah mareegaha internet ka ee laga daalacdo kuwa ku hadla afka maamulka gooni goosadka ah ee uu haatan tukabaha u sido gudoomiyihii Jabhada SNM, waxay maalmahan oodda ka qaadeen inay si cajaa’ib ah wax uga qoraan maamulka cusub ee Siilaanyo.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 22 August 2010 12:17 |
|

Kambaala(Jidbaale.com) Fanaanada Qaranka ee Sado cali warsame ayaa soo gaadhay Magaalada kamapala ee caasimada wadanka uganda. waxa si diiran usoo dhaweeyay dadweyne aad u tira badan oo isugu jira, Ardayda jamacadaha wadanka uganda wax ka barta, ganacsato, haween. saxaafada, iyo Fanaaniinta soamliyeed ee joogta wadanka uganda. iyadoo ilaa saaka garoonka Entebe ay ku sugayeen Fanaanada Saado Cali Warsame ( Cunaabi ). Fanaanada oo kasoo duushay UK ayaa saaka abaara 9:00AM soo caga dhigatay Entebe Airport.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 22 August 2010 02:10 |
|

London (Jidbaale.com) Fariintu waa qaylo dhaan iyo dhiilo horteed, sida aynu warka ku hayno waxaa magaalada Paris soo degay dagaal oogihii Daahir Riyaale ee SSC jariimooyinkii uu ka soo galay iyo dabkii uu ku shiday weli ka holcayo. Riyaale isagoo gacmihiisa dhiigii SSC ka qoyanyahay ayuu Europe soo galay iyadoo halkaa ay ku suganyihiin tobanaan kun oo reer SSC ah
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 21 August 2010 21:54 |
|

Ogaysiis (Jidbaale.com) Waxaa dhamaan lagu wargeelinayaa dadweyaha SSC ee shanta qaaradood ee aduunka inay ka soo qayb galaan shir teleconference ah oo dhici doona maanta oo Axad ah kuna beegan August 22nd , 2010
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 21 August 2010 21:26 |
|
Laascaanood(Jidbaale.com) waxaa magaalada la haysto ee laascaanood maanta xilal ku sheegii la kala wareegay horgalayaashii hore iyo kuwa cusub ee uu soo magacaabay maamulka Jabhada SNM ee haatan isteerinka u haya maamulkaasi.
|
|
Read more...
|
|