|
Written by Jidbaale.com
|
|
Thursday, 15 July 2010 11:07 |
|
Laascaanood (Jidbaale.com) Duleedka magaalada Kalabaydh waxaa isku fara saaray labada beelood ee kala ah Habaryoonis iyo Habarjeclo oo ka wada tirsan maamulka goonidiisa isu magacaabay, dhimashadu waxa la soo sheegay ilaa lix dhaawacana ilaa sideed qof.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Thursday, 15 July 2010 10:39 |
|
Malaysia(Jidbaale.com) Xafladaas oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada DSSM ee halkaas kajirta ayaa waxaa la qabtay 10/7/2010 Hotel Holiday Villa waxaa muda haatan ay wadeen sidii ay uga dhexmuuqan lahaayeen soomaalida ku dhaqan wadankaas maadaama ay jaaliyadu tahay mid balaadhan oo ku dhaqan wadankaas macal goboladeedaba oo ay ardayda jaamacadaha ka dhigta ee goboladaas ku midaysanyihiin. Daawo Sawirada , Qaybtan Kalena Daawo
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Wednesday, 14 July 2010 14:22 |
|
Nairobi(Jidbaale.com):-Waxaa galabta abaaro 6:30 Makhribnimo soo magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Garaad Jamaac Garaad Ismaaciil Ducaele. Waxaa si weyn u soo dhaweeyey Garaad Jamac boqolaal ka tirsan Jaaliyadda SSC eek u dhaqan magaaladan Nairobi, kuwaasoo ay horkacayaan gudida Jaaliyada ee Barriga iyo Bartamaha Afrika.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Wednesday, 14 July 2010 01:11 |
|
Laascaanood (Jidbaale.com) dhawaan markii afka ciidda loo daray xisbi ku sheegii Daahir Riyaale, durba waxaa soo baxbaxaya khilaafaadyo ba’an oo hadheeyey horgaladii u adeegayey maamulkaasi uu haatan horboodaha u noqon doono Siilaanyo oo lagu xasuusto dhacdooyin badan oo uu u geystey beelaha degaa SSC, xilligii uu ahaa gudoomiyaha maleeshiyada dalka burburisey ee SNM.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 13 July 2010 21:37 |
|
TORONTO (JIDBAALE.COM) - Haddaanu nahay bulshawaynta reer SSC waxaannu sida ugu kulul u cambaaraynaynaa xasuuqa arxandarada ah ee dad Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan calooshooda-u-shaqaystayaal ka amar qaata gumeysiga Tigreegu ugu gumaadeen deegaanka Ceel-dibir, gumaadka oo la mid ah kii labo bilood ka hor ay isla ciidamada itoobiya ka gaysteen magaalada buuhoodle,gobolka Cayn ee Soomaaliya.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 13 July 2010 13:50 |
|
Xagardheer(Jidbaale.com):-Qisadan naxdinta leh ayaa waxay ka dhacday xerada qaxoontiga ee xaagar dheer.Wiilkan oo dadiisu lagu sheegay 14 sano jir ayaa saaka waxaa maydkiisa laga helay xaafad ay degan yihiin qaxoonti sudanes ah oo dagan xerada qaxoontiga ee xagardheer.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 13 July 2010 12:11 |
|
Gaalkacayo (Jidbaale.com) wafti uu hogaaminayo Garaad Jaamac garaad Ismaaciil ayaa ku sugan magaalada gaalkacayo, waxaana uu halkaasi kula kulmay kulan ay u diyaariyeen qaar ka mid ah jaalliyada SSC ee magaaladaasi degan.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 13 July 2010 10:59 |
|

|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 13 July 2010 10:24 |
|
Dhalaama-cune:- Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Axmed iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagtey Jiida dhalaama-cune ee ay ku sugan yihiin Xoogaga xaqu-dirirka ,isagoo Beesha Barkad ka gudoomey 120 askari oo qayb ka ah Ciidan beeshu ay kaga qayb qaadanayso halganka jabhadda SNM lagaga saarayo deegaanka SSC.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Tuesday, 13 July 2010 10:21 |
|
Buuhoodle(Jidbaale.com):-Waxaa maanta kulan balaadhan isuugu yimid gudiga beesha Aadan Axmed shirkaasi oo ay gudidu kaga wada arinsanayeen sidii ay uguda gali lahaayeen arimaha beeshu ay u,igmatay, gudidaasi oo ka kooban 25 xubnood ayaa maanta kulankoodaas waxay kaga wada hadleen qodobo dhawr ah oo kusaabsan sidii ay uga shaqayn lahaayeen midaynta beesha Aadan Axmed iyagoo sidoo kalana shirkoodaasi maanta kazoo saaray Baaq ay ku taageerayaan Hogaanka Guud ee SSC kuna dhawaaqay inay isla garab taagayaan Maskax, Muruq iyo Maal intaba.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Monday, 12 July 2010 10:37 |
|
Muqdisho(Jidbaale.com) Qaraxyadii lala beegsaday labada meelood ee kala ahaa huteel ay lahaayeen itoobiyaan iyo garoon lagu ciyaaro kubbadaha nooc ka mid ah oo la yidhaahdo Rugby, oo halkaasi lagu daawanayey ciyaarihii koobka adduunka, ayaa qaraxyadaasi waxaa sheegtay Al shabaab oo la soo xidhiidhay warbaahinta Al Jasiira.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 11 July 2010 17:44 |
|
Buuhoodle(Jidbaale.com):-Waxaa la casilay taliyihii ciidanka SSC Maxmed Mire Cali ka dib markii lagu eedeeyey taliyaha hawlgal la,aan iyo habacsanaan , waxaana qoraal arrintaasi ka soo saaray hogaanka SSC oo sheegay in hawlaha der der la galin doono.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 11 July 2010 17:34 |
|
Doha(Jidbaale.com):-Waxa xalay lagu qabtay xaflad si qurux badan loo soo agaasimey, magaalada Doha ee wadanka Qatar. Xafladan ayaa waxa soo abaabulay haweenka Soomaaliyeed ee degan wadankan Qadar. Ujeedada xafladan ayaa ku saabsanayd xuskii lix iyo labaatankii June iyo kowda luuliyo oo ahaa maalmihii ay dhamaan Soomaliya xornimada heshey.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 11 July 2010 06:41 |
|
Boosaaso(Jidbaale.com) habeenkii xalayto ahaa waxaa magaalada ganacsiga ee Boosaaso ka dhacay qarax aad u baaxad weyn sida aanu wararka ku helayno dhimashada waa sadex qof dhaawacuna aad ayuu u tira badan yahay.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Sunday, 11 July 2010 06:24 |
|
USA(Jidbaale.com) Ka dib markii shirqool la doonayey in lagu kala jebiyo shacabka SSC iyo jaaliyadaha debeda laga soo maleegay Garoowe iyo Hargaysa, ayaa waxaa arintaas gaashaanka u daruuray shacabka SSC guda iyo debedba.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 10 July 2010 18:34 |
|
Laascaanood(Jidbaale.com) dhawaanahan dambe waxaa magaalada la haysto ee laascaanood ku soo batay kooxo madaxa duubtay oo diiday inay wajigooda la arko, waxaana kooxahan si weyn cabsi iyo baqdin uga qaaday horgalada deegaanka u dhashay oo haatan maraya inaysan naftooda ku aaminin habeen socodkii.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 10 July 2010 05:51 |
|
Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa dad weynaha reer SSC meel ay joogaanba inay nagala soo qaybgalaan shir Teleconference ah oo dhici doona maalinta Axadda ee berri ah,
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Saturday, 10 July 2010 05:37 |
|
Dhamaan dadweynaha reer SSC ee degan gobolka Minnesota oo la ogeysiinayo in ay ka soo qayb galaan kulan ka dhici doona Tajmahal Banquet Hall July 11,2010.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Friday, 09 July 2010 10:16 |
|
Inkastoo TVga Universal uu ahaa isha keliya ee la daawashada ah ee lagu tiriyo Dhex dhexaadnimada iyo Soomaalinimada, ayaa waxaa beryahan danbe soo baxayey Fadeexooyin waa weyn oo is xig xiga kuwaasoo ku habsaday Universal TV.
|
|
Read more...
|
|
Written by Jidbaale.com
|
|
Thursday, 08 July 2010 14:48 |
|

Buuhoodle(Jidbaale.com):-Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 08/07/2010 la-gudoonsiiyay shahadoyin arday ka qalin jabisay dhanka kuliyadda caafimaadka, ardaydaas oo ay tiradoodu ahayd 20 arday ayaa lagu gudoonsiiyay xaflad ka dhacday magalada buuhoodle, iyadoo ay kasoo qeyb galeyn dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshadda. Sidoo kale waxaa xafladan ka soo qaybgalay isla markaan Shahaadooyinka gudoonsiiyey Ardayda Hogaamiyaha SSC Dr; Saleebaan Ciise Axmed{Xagla-Toosiye, ayadoo sidoo kalena uu goob joog ka ahaa madashii xafladu ka dhacaysay Hogaamiye ku xigeenka Hogaanku Col: Cali Sabrey. Daawo Sawiradda
|
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
|
Page 9 of 21 |