gototopgototop
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Iyo Shirweynihii Xogwaran SSC Nairobi(Daawo Sawiradda)
Written by Jidbaale.com   
Thursday, 22 July 2010 14:25

Nairobi(Jidbaale.com):-Shirweyne ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda SSC ee Bariga Afrika  ayaa wuxuu maanta ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Read more...
 
Wareysi- Saleban Isse Ahmed Kaar Xaglo-Toosiye
Written by Jidbaale   
Thursday, 22 July 2010 14:18

Buuhoodle(Jidbaale):-Wareysi ay Xargaga Online la yeelatay Hogaamiyaha Hogaanka Mideynta iyo Badbaadinta Gobolada ssc mudane Saleebaan Xaglotoosiye Halkan ka Dhagayso.

Read more...
 
Faroole Wuxuu Sheegay In Al-Shabaab Ay Sugan Yihiin Meela Ka Mid Ah Deegaanada Puntland
Written by Jidbaale.com   
Thursday, 22 July 2010 06:06

Garoowe(Jidbaale.com)  madaxweynaha waqooyi bari (Ex Puntland) mar uu la hadlayey warbaahinta  maalintii shalay ahayd, wuxuu daboolka ka qaaday inay kooxaha Al Shabaab ku sugan yihiin meela ka mid ah deegaanada Puntland, wuxuuna farta ku fiiqay buuralayda Galgala oo ka tirsan gobolka Bari.

 

Read more...
 
Saddex Baabuur Oo Maleeshiyada SNMtu leedahay oo Burco u ambabaxay
Written by Jidbaale.com   
Wednesday, 21 July 2010 11:12

Laascaanood (Jidbaale.com) mar aanu la xidhiidhnay odayaasha degmada Yeyle waxay noo xaqiijeen inay saaka dhaafeen sadex baabuur oo siday maleeshiyaadka jabhada SNM oo iyagu go’aansaday inay isaga baxaan dagaalada ka aloosan deeganada SSC, kuwaasi oo ay ku sheegeen inay yihiin mid aan munaasib ahayn.

Read more...
 
Qafaal Lala Beegsanayo Walaalaha Koonfureed Oo Ka Bilaabmay Magaalada Boosaaso
Written by Jidbaale.com   
Wednesday, 21 July 2010 01:23

Boosaaso(Jidbaale.com) magaalada ganacsiga ee Boosaaso ayaa muddooyinka dambe waxaa faraha ka soo baxayey amaanka magaalada sida qaraxyo aan caadi ahayn iyo weliba dilal qorshaysan oo la garan waayey cidda ka dambaysa. 

Read more...
 
Madaxa Waaxda Arrimaha Dibadda SSC Oo Soo Gaadhay Nairobi(Daawo Sawiradda)
Written by Jidbaale.com   
Tuesday, 20 July 2010 14:26

 

Nairobi(Jidbaale.com):-Waxaa galabta makhribnimadii soo gaadhay magaalada Nairorbi ee xarunta dalka Kenya Wasiirka Ariamaha debeda Ee SSC Pro: Mohamud Ali Jama.

Read more...
 
Xafladda qalin-jabinta Ardayda SSC ee India. Magalada Hyderabad (Daawo Sawiradda)
Written by Jidbaale.com   
Tuesday, 20 July 2010 13:58

 

 

 

 

 

 

 

 

 

India(Jidbaale.com) Xaflad balaadhan oo ay isku yimaadeen ardayda SOOL SANAAG CAYN ee  wax ka barata dalka INDIA gaar ahaan magaladda Hyderabad . xafladaas oo ay soo agaasintay  jaaliyadda SSC ee dalka INDIA Ardayda SSC ee sanadkan qalin-jabisay, xafladdaas oo ka dhacay Hotel Pearls Regency. DaawoSawirada

Read more...
 
Sidee U Dhacay Dagaalkii Widhwidh? Warbixin Arinkaasi la Xidhiidha.
Written by C/casiis Saleebaan Axmed   
Tuesday, 20 July 2010 13:15

Widhwidh:-Ciidamada xaq-udirirka SSC ayaa habeen hore waxaa ay weeraro is daba joog ah ku qaadeen bartilmaameedyo ay fadhiyeen Jabhadda SNM halka loo yaqaan Kaarayaasha oo dhanka bari ka xiga Magaalada Widhwidh, waxaana ay ciidmada Cadowga gaadhsiiyeen khasaare balaadhan.

 

 

Read more...
 
Nin waayeel ah oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan oo si gardarro ah loogu dilay magaalada Laascaanood
Written by Jidbaale.com   
Tuesday, 20 July 2010 09:53

Laascaanood(Jidbaale.com) maleeshiyada ka amar qaadata maamulka Jabhada SNM ayaa dil toogasho ah ku dilay oday safar ahaa oo ka yimi magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Read more...
 
Xafiisyada Shirkadda Telesom Buuhoodle Oo Shacabku Ku Gadooday.
Written by Jidbaale.com   
Monday, 19 July 2010 14:34

 

Buuhoodle(Jidbaale.com):-Shacabka magaalada Buuhoodle ayaa dareenkood ka muujiyey hab dhaqanka shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom , waxayna ku gadoodeen xafiisyada shirkadda laga maamulo magaalada Hargeysa iyaga oo dhamaan boodhadhkii xaysyiiska u ahaa shirkadaasi dhulka la soo dhigay.

Read more...
 
Dagaal Ay Foodda Isku Dareen Maleeshiyada Jabhada SNM Iyo Ciidamada SSC
Written by Jidbaale.com   
Monday, 19 July 2010 07:42

Widhwidh(Jidbaale.com) Dagaal culus oo bilowday saqdii dhexe ee xalay ayaa weli si weyn uga soconaya magaalada Widhwidh hareeraheeda. Ciidamada SSC oo markii hore si rasmi ah ula wareegay magaalada kana saaray Maleeshiyaadkii SNMta aya culays badan la soo saaray ka dib markii ay ka baxeen dagaalka qayb ka mid ah Ciidamada SSC.

Read more...
 
Horgalada Deegaanka U Dhashay Oo Quudaraynaya Inay Xilal Ka Helaan Maamulka Jabhada SNM Ee Siilaanyo!!
Written by Jidbaale.com   
Sunday, 18 July 2010 20:36

Maqaal(Jidbaale.com) intaynaan u dhaqaaqin dulucda maqaalkeenan waxaan jeclaa inaan wax yar dib idinka xasuusiyo hadaladii ka soo yeedhay Siilaanyo xilligii uu ahaa gudoomiyaha jabhadii SNM ee dalka burburisey, mar ay dagaal gaadmo ah ku qaadeen degmada Xudun waqti lagu jirey salaadii Ciidda, wuxuu Siilaanyo yidhi ‘kan tukanaya iyo ka nala dagaalamaya labaduba waa faqash oo waa isugu kaaya mid’, hadalkaasina wuxuu siiyey laanta afsoomaaliga ee BBCda.

Read more...
 
Saleebaan Xaaji Ciise Gadle Oo Ahaa Madaxa Maxkamada Jabhadda SNM Oo Caawa La Toogtay.
Written by Jidbaale.com   
Sunday, 18 July 2010 11:33

Laascaanood(Jidbaale.com):-Waxaa Caawa Fiidkii Agagaarka masjidka Alhudaa lagu toogtay Saleebaan Xaaji Ciie Gadle Oo laga naanaysi jiray Saleebaan Dheere , Saleebaan dheere ayaa ahaa Madaxa Maxkamada Racfaanka Ee Jabhadda SNM.

Read more...
 
Jaaliyadda SSC Ee Ku Dhaqan Holland Oo Shir Isugu Timi(Daawo Sawiradda)
Written by C/rashiid Galbeedi   
Sunday, 18 July 2010 10:36

Holland(Jidbaale.com):-Waxaa maanta shir isugu yimi hormuudka  jaaliyada SSC ee  kunool wadankaan Nederland shirkaas oo lagaga arinsanayey waxyaabaha kasocda deegaanka Ssc.

Read more...
 
Talafeeshanka Caalamiga Ah Ee Al Jaziira Qaybtiisa Afka Ingiriisiga Oo Booqday Xarumaha Ciidamada SSC
Written by Jidbaale.com   
Saturday, 17 July 2010 05:48

Buuhoodle(Jidbaale.com) Maxamed Cadow oo ka tirsan talafeeshinka caalamiga ah ee al Jaziira qaybtiisa ku hadasha afka Ingiriisa, wuxuu booqasho ku aaday gobolka Cayn, waxaanu halkaasi kula kulmay qaar ka mid ah garaadada SSC iyo ciidamada SSC ee u diyaar garoobay sidii ay u wajihi lahaayeen maleeshiyada maamulka jabhada SNM ee uu haatan horjoogaha u yahay Siilaanyo. Halkan guji si aad u daawatid warbixintii Maxamed Cadow  http://english.aljazeera.net/video/africa/2010/07/20107178513916507.html

Read more...
 
Ogaysiis Shir Telefooneed Axada
Written by Jidbaale   
Friday, 16 July 2010 18:45

Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa dad weynaha reer SSC meel ay joogaanba inay nagala soo qaybgalaan shir Teleconference ah oo dhici doona maalinta Axadda ee berri ah,

 

Read more...
 
Saado Cali Warsame Iyo Heesta Cusub Ee Darwiish Dhagayso
Written by Jidbaale.com   
Friday, 16 July 2010 09:19

Dhagayso

Read more...
 
Maleeshiyadda Beelaysan Ee Maamulka Jabhada SNM Oo Dagaal Ku Dhex Maray Duleedka Kala Baydh, Dhimasho Iyo Dhaawacna La Sheegay
Written by Jidbaale.com   
Thursday, 15 July 2010 11:07

Laascaanood (Jidbaale.com) Duleedka magaalada Kalabaydh waxaa isku fara saaray labada beelood ee kala ah Habaryoonis iyo Habarjeclo oo ka wada tirsan maamulka goonidiisa isu magacaabay, dhimashadu waxa la soo sheegay ilaa lix dhaawacana ilaa sideed qof.

Read more...
 
XAFLAD BALAADHAN OO AY SOO QABAN QAABIYEEN JAALIYADA DARAAWIISH STUDENTS SOCIETY MALAYSIA (DSSM) OO KA DHACDAY WADANKA MALAYSIA LOOGUNA DABAAL DEGAYEY SANAD GUURADII KOOWAAD EE GOBOLADA SSC (Daawo Sawirada).
Written by Jidbaale.com   
Thursday, 15 July 2010 10:39

Malaysia(Jidbaale.com) Xafladaas oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada DSSM ee halkaas kajirta ayaa waxaa la qabtay 10/7/2010 Hotel Holiday Villa waxaa muda haatan ay wadeen sidii ay uga dhexmuuqan lahaayeen soomaalida ku dhaqan wadankaas maadaama ay  jaaliyadu tahay mid balaadhan oo ku dhaqan wadankaas macal goboladeedaba oo ay ardayda jaamacadaha ka dhigta ee goboladaas ku midaysanyihiin. Daawo Sawirada , Qaybtan Kalena Daawo

Read more...
 
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Si weyn loogu soo dhaweyey Nairobi.(Daawo Sawirada)
Written by Jidbaale.com   
Wednesday, 14 July 2010 14:22

Nairobi(Jidbaale.com):-Waxaa galabta abaaro 6:30 Makhribnimo soo magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Garaad Jamaac Garaad Ismaaciil Ducaele. Waxaa si weyn u soo dhaweeyey Garaad Jamac boqolaal ka tirsan Jaaliyadda SSC eek u dhaqan magaaladan Nairobi, kuwaasoo ay horkacayaan gudida Jaaliyada ee Barriga iyo Bartamaha Afrika.

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 8 of 21