|
Shir Loogu Gogol Xaadhayo Shirweynaha SSC Oo Maanta Lagu Qabtay Nairobi. |
| Print | |
|
Written by Cabdi Naasir
|
|
Thursday, 02 July 2009 15:24 |
|

Shir loogu gogol Xaadhayo Shirweynaha SSC, oo maanta lagu qabtay Nairobi. Shir ay soo Agaasimeen Guddiga Jaalliyadda Nairobi ee SSC, ayaa maanta wuxuu ka dhacay Hoolka weyn ee Sir Ali Muslim Club. Shirkan oo ahaa mid loogu gogol Xaadhayo Shirweynaha Dhawaantan lagu Wado in lagu qabto isla magaaladan Nairobi, ayaa wuxuu ahaa mid si weyn loo soo Abaabulay. |
|
Last Updated on Thursday, 02 July 2009 22:18 |
|
Read more...
|
|
Sheek Sharif Oo Ku Eedeyey Kooxaha Ka Soo Horjeeda Inay Carruurta Askar Ka Dhigtaan, Dagaaladana U adeegsadaan |
| Print | |
|
Written by Ismaaciil Aftaag
|
|
Thursday, 02 July 2009 12:17 |
|
Muqdisho (Jidbaale.com) Madaxweynaha dawlada midnimo qaran wuxuu kooxaha xagjirka ah ku eedeeyey inay soo dagaal gashaan carruurta si ay wadanka oo idii u qabsadaan, waxaanay soo siiyaan tatabaro dagaaladana raaca hore ayey soo geliyaan, ay gaashaan uga dhigtaan kooxaha xisbul islaam iyo alshabaab. |
|
Last Updated on Thursday, 02 July 2009 12:39 |
|
Read more...
|
|
Barnaamij Maqal ah Oo Si Weyn Loogu Qaadaa Dhigayo Midowgii Gobolada Waqooyi Iyo Gobolada Koonfureed |
| Print | |
|
Written by Ismaaciil Aftaag
|
|
Thursday, 02 July 2009 10:46 |
|

Barnaamij Ku saabsan midowgii gobollada waqooyi iyo gobollada koonfurta soomaaliya halkaasi ay ku noqdeen Jamhuuriyada Soomaaliya, oo ilaa haatadanna sidaasi loo yaqaano.... Waxaana barnaamijkan inoo soo habeeyey, isla markaasina inoo xidhiidhin doona Khadar Maxamed Xaashi, marka si aad u dhegaysatid halkan riix... http://www.zshare.net/audio/6209095465b00bf6/ |
|
Last Updated on Thursday, 02 July 2009 22:07 |
|
Kulan Dhexmaray Urur Weynaha NSUM, Hay'adaha UNICEF iyo FSNAU. |
| Print | |
|
Written by Cabdi Naasir
|
|
Thursday, 02 July 2009 00:08 |
|

Waxaa Maanta kulan dhexmaray Hay'adaha kala ah UNICEF iyo FSNAU Iyo Xubno ka socda Urur weynaha NSUM. Kulankii Unicef u horreeyey, oo aan la yeelanay Hay'adda United Nations Childrenc's Fund {UNICEF} Ayaa waxaa ugu horayn halkaas nagu soo dhaweeyey Wakiilka Cusub ee Hay'addan loo magacaabay Mss: Rozanne Chorlton iyo Saraakiil kale, oo ku xigeen iyo la taliyaal u ah. |
|
Last Updated on Thursday, 02 July 2009 23:14 |
|
Read more...
|
|
Midowga Afrika oo soo dhoweeyay dalab ku aadan in isbedal lagu sameeyo awooda Amisom |
| Print | |
|
Written by Cabdi Naasir
|
|
Wednesday, 01 July 2009 14:55 |
|
Muqdisho(Jidbaale):-Madaxda Midowga Afrika ayaa waxaa ay sheegeen inay soo dhoweynayaan dalab uga yimid ururka Igad kaasoo ku aadan in isbedel lagu sameeyo awooda ciidamada Amisom ee ku sugan caasimadda Soomaaliya, Muqdisho. |
|
Read more...
|
|
Xuska 49-aad ee maalinta calanka, xoriyadda iyo israaca waqooyi iyo koonfur ee gobolada Soomaaliya |
| Print | |
|
Written by Cabdi Naasir
|
|
Wednesday, 01 July 2009 14:51 |
|
Muqdisho(Jidbaale):-Munaasabad lagu weyneenayo 1-da bisha Luulyo oo ku beegneyd saqdii dhexe ee xalay ayaa waxaa lagu qabtay gudaha magaalada Muqdisho si loo xuso maalintaasi oo taariikhah weyn uga fadhiso shacabka Soomaaliyeed; inkastoo hadana munaasabadaha aysan u dhicin sidii hore loo qaban jiray. |
|
Last Updated on Wednesday, 01 July 2009 14:54 |
|
Read more...
|
|
Somalia: Prospects for Lasting Peace and a Unified Response to Extremism and Terrorism |
| Print | |
|
Written by Cabdi Naasir
|
|
Tuesday, 30 June 2009 14:56 |
|
Washington, DC — Opening remarks of Chairman Donald M. Payne at the Thursday, June 25, 2009 hearing of the Subcommittee on Africa and Global Health on Somalia: Prospects for Lasting Peace and a Unified Response to Extremism and Terrorism, as prepared for delivery:
|
|
Read more...
|
|
Wafdi uu hogaaminayo Shariif Sheekh Axmed oo u ambabaxay wadanka Liibiya |
| Print | |
|
Written by Cabdi Naasir
|
|
Tuesday, 30 June 2009 14:44 |
|
Muqdisho(Jidbaale):-Madaxweynaha dowladda KMG iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeday magaalada Sirta ee wadanka Liibiya. |
|
Last Updated on Tuesday, 30 June 2009 14:48 |
|
Read more...
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 Next > End >>
|
|
Page 1 of 9 |