Codka BBCda
 11 GMT
 14 GMT
 18 GMT

Wargeys
 Al Jazeera Arabic 
 Asharqalawsat 
 jidbaale.com@gmail.c 

Site Links
Abaaqaroow 
Aflax.net 
Al-Tawxiidonline 
All-dalka.com 
AllCayn.com 
Alldarwiish.com 
Allkheyraad 
Allpuntland 
Allsanaag.com 
Allsbc.com 
Alltaleex.com 
Badhan Online 
Baidaba.com 
Barbaarin 
Biyokulule 
Boocame.com 
Buuhoodlemedia.com 
BuuhoodleNL 
Cakaarra.com 
Casuura.com 
Dailypuntland 
Dalka-Somalia 
Danowadaag 
Deegaannews.com 
Dhahar online 
DOWLADNIMO.COM 
Dulmane 
Golkhatumo 
Halgan 
Holhol.net 
Horseednet.com 
Horufadhi 
Islaamic Website 
Islam East Africa 
Laasa Daar 
Laascaanood 
Laasqoray.net 
lasanod.com 
Midnimo 
NorthernSomaliaWatch 
Nugaluniversity 
Puntlander 
puntlandgov new 
PuntlandMedia ---New 
Puntlandpost 
Radio Buuhoodle 
Radio-freesomalia 
Radio-sanaag 
Radio-shabelle 
Radio-warsan 
Riinji.com 
Somali Unity 
Somaliroots 
Somalitalk 
Somfreemedia 
SSCMEDIA.NET 
SSHDA 
voanews.com/somali 
WardheerNews 
Widhwidh.com 
www.jirac.com 
Xaadhadhan 


Opinion/Articles-----(Fikrado) 
Here is based the focal point of Somaliland´s incapacity to become a nation and to stand firm--- Qore:Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis 
Somaliland in Chaos: Somalia´s Most Unsafe Spot--- Qore:Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis 
The African Dachau – Gabooye Ethnic Cleansing in Neo-Nazi Somaliland --- Qore:Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis 
Kooca on the run--- Qore:Yasmeen Maxamuud 
The Plight of the Gabooye People in Hargeisa--- Qore:Toolmoon H. H. Qodax 
More Articles....Click Here

Top Somali News
Maalinta Nadaafadda Oo Laga Xusay Buuhoodle (Daawo Sawirrada). Qaybtii 2aad

May 18, 2008 By:

Buuhoodle(Jidbaale.com):-Waxaa Guud ahaanba Gobolada SSC saaka siwayn looga xusay maalinta nadaafada Aduunka ee 8th may, jawiga guud ee dadwaynaha kunool magaalada ayaa sidoo kale wuxuu ku wajahnaa saaka sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen nadaafada deegaankooda ayna isooga uruurin lahaayeen qashinka.


Warkii oo dhan..

 

Qormada Maanta
Wallee Caaqillada Hargeysa Tagay Tay Hayaan Camal Kalow Dhaama......  Taageerayaasha Puntland Ee Gobollada SSC (Budhlay) Oo Guul Darrooyin Soo Noqnoqday La Il Daran 
 

Somali News

Maalinta Nadaafadda Oo Laga Xusay Buuhoodle (Daawo Sawirrada).

May 18, 2008 By:

Kuwa U Adeegaya Maamulka Hargeysa Ee Ku Sugan Magaalada Laascaanood Oo Dumar Iyo Dhallinyaro U Xidhxidhay Maxaad Magaalada U Nadiifinaysaan

May 18, 2008 By:Jidbaale.com

Laascaanood (Jidbaale.com) Markii ay ardayda dugsiyadu u soo dareereen xuska maalintii qashin gurka ee 18ka May, kuwa u adeegaya maamulka Hargeysa waxay isku dayeen inay cudud malateri u adeegsadaan sidii ay isu hor taagi lahaayeen kacdoonka ay shacabka magaalada iyo ardayda dugsiyaduba ay ku doonayeen inay maalinta qashin gurka, inay ku nadiifiyaan wadooyinka magaalada qaarkood, hase ahaatee kuwa u adeegaya maamulka Hargeysa markii ay awoodi kari waayeen inay is hor taagaan waxay miciin bideen inay dumarkii iyo carruurtii xidhxidhaan.

  Warkii oo dhan..

Ardayda Magaalada Laascaanood Oo Saaka U Dareeray Maalintii Qashinka Gurka 18ka May Iyo Kuwa U Adeega Maamulka Hargeysa Oo Iska Hor Imaad Dhexmaray

May 18, 2008 By:Jidbaale.com

Laascaanood (Jidbaale.com) Saaka subaxnimadii qiyaastii markii ay ahayd ilaa 7:30 subaxnimo dhamaan ardayda dugsiyada magaalada Laascaanood waxay u dareereen xusitaanka maalintii qashin gurka ee 18ka May, oo sannad walba la go'aansaday in maalintaasi si weyn looga xuso, meelaha nadaafad daradu ka jirtana ay shacabku xoogooda u hibeeyaan.

  Warkii oo dhan..

Musharaxa Madaxweynaha Puntland, Dr. Saleebaan Ciisa Ahmed oo la kulmaya Jaaliyadda Puntland ee Imaaraadka Carabta

May 18, 2008 By:Jidbaale Desk News

Dubai(Jidbaale.com) Dr. Saleebaan Ciise Ahmed Kaar oo u sharaxan Jagadda Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland 5-ta sanadood ee socda ayaa la kulmaya Jaaliyadda Puntland ee Imaaraadka Carabta, kulankan waxaa ka soo qeybgali doona qeybaha kala duwan ee bulshadda Reer Puntland wuxuu ka dhici doonaa Hoteelka Land Mark ee ku yaalla badhtamaha Dubai, Maalinta Khamiista 22/05/2008 saacadda 07:00 PM (after maqrib).   Warkii oo dhan..

Ali Jirde’s humanity and Silanyo’s shameless greed

May 17, 2008 By:Warsame Ali Abshir

Greed Defined:1 Greedy individuals are often believed to be harmful to society as their motives often appear to disregard the welfare of others: if one person is to increase in wealth, somebody else must be decreasing in wealth. If he is greedy and a Leader it is the society that suffers   Warkii oo dhan..

Halkee Bay Sal Dhigaysaa Dimoqraadiyaddii Uu Sheegan Jirey Maamulka Hargeysa?!! Qaybtii Koowaad

May 18, 2008 By:Cabdisamad Maxamed Jaamac

Qormada Maanta(Jidbaale.com):- In badan bay ku tookheen way duushay iyo way dhaqaaqday, in badan bay dunida ka iibsheen qaabkii dimoqraadiyadeed baanu u xuubsiibanay, in badan bay yidhaahdeen warbaahintu waa xor, in badan bay ku naaloodeen nabadgalyo dhalo (Quraarad) ku jirta, in badan bay is mahadiyeen, oo ay yidhaahdeen qabiil ma nihine qaran baanu nahay, iyadoo dhacdadii Ina Iidaana muujisey qabiil inay yihiine, in badan bay waxaan jirin isugu sheekeeyeen, ee bal maantana halkay sal dhigi Dimoqraadiyaddii (ku dayashada dhaqamada reer Galbeedka), ay durbaanna tumanayeen?!!!....

  Warkii oo dhan..

Dhammaan Magaalooyinka SSCayn Waxaa Ka Dhici Doona Maalinta Qashin Gurka Oo Ku Beegan 18ka May

May 17, 2008 By:Jidbaale.com

Laascaanood(Jidbaale.com):-Waxaa maalmahan socday hawlo loogu diyaar garoobayo maalinta qashin gurka, oo ku beegan bishan 18keeda oo ah maalinta berrito ah, waxaana ilaa haatan ay hawlahaasi ka socdaan dhammaan magaalooyinka SSCayn, waana munaasibad si weyn loogu diyaar garoobo sannad walba.

  Warkii oo dhan..

Kaalmo Loogu Deeqay Dadka Danyarta Ah.

May 17, 2008 By:

Buuhoodle(Jidbaale.com):-Iyadoo dadka dega gobollada SSC ay soo mareen xilli adag oo jiilaal iyo biyo la'aan baahsani ay ka jirtay gobolladan ayaa waxay abaartaasi aad u saamaysay dadka xoolo dhaqatada u badnaa ee ku nool G/Cayn, dadkasi oo u baahan taageero iyo taakulo dhan walba ah.      Warkii oo dhan..

The Stigma Somaliland Falls Over

May 17, 2008 By:

Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis (Jidbaale.com) Day by day, moment by moment, the situation in Somaliland worsens, as the opposition party Kulmiye declared that it will not recognize the dictator Riyale after the deadline of May 15, when a newly elected president should have been elected in the already cancelled presidential elections.

  Warkii oo dhan..

Maciishada Magaalada Laascaanood Oo Aan Marna Qiimaheedu Hoos U Degin

May 16, 2008 By:jidbaale.com

Laascaanood (Jidbaale.com) Mar aan kormeer ku soo maray suuqyada wax lagu gado ee magaalada Laascaanood, gaar ahaan meheradaha lagu gado badeecooyinka kala duduwan, ayaa qiimahooda uu si weyn u sii kacayaa, ka dib markii ay ganacsatada keentaa ay ku doodeen in ay arrintani la saanqaadayso qiimaha sarifka lacagaha qalaad oo maalin walba heer jooga iyo lacagaha shillin soomaaliga ee sida xad dhaafka ah loo daabacayey ayaa iyaguna saamayn weyn ku yeeshay kicida ascaartan...

  Warkii oo dhan..

Ciidamo Faransiis Ah Oo Saaka Muqdisho Gudaha U Soo Galay Kadibna Ka Laabtay

May 16, 2008 By:

Muqdisho(Jidbaale.com):-Ciidamo Faransiis ah oo saaka ka soo dagay Xeebta magaalada Muqdisho ayaa dib uga noqday Magaalada Muqdisho, waxayna ciidamadan markii hore ka soo dageen Dekaddii hore ee magaalada Muqdisho, iyagoo watay Taangiyo cul culus.
  Warkii oo dhan..

Ciidamada Ethiopia oo howl galo baadhitaano ah ka bilaabay qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee Muqdisho.

May 15, 2008 By:jidbaale

Muqdisho(Jidbaale)Ciidamada Ethiopia ayaa saaka howl galo baaritaano ah ka bilaabay qeybo kala duwan oo ka mid ah xaafadaha degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, ka dib markii weerar bam baano xalay lagula beeg saday gudaha degmadaasi Yaaqshiid.  Warkii oo dhan..

PRESS RELEASE : Propogating Cheap Dispicable Lies Only Hearts Its Progenitor

May 14, 2008 By:jidbaale

NSUM Press Release(Jidbaale.com):-A baseless and dispicable report in today's Lascanod.com website, by a reporter named  Cabdiqani  Ismaaciil, must have sickened many SSC people not because there is any grain of truth in this report but that any one could indulge in this muckracking at a time when the Dhulbahante are occupied, face fomidable adversities on several fronts and need more than ever to be united..   Warkii oo dhan..

Warbixin Shirka Tuka-Raqeed iyo Guuxa Soo Baxay.

May 14, 2008 By:jidbaale

Tuka-Raq(Jidbaale.com):-Magaalada Tuka-Raq oo taariikh ahaan la aasaasay dhismihii waddada Laamiga ah ka dib, qiyaastiina 80km waqooyi galbeed kaga aaddan magaalada Garoowe, ayaa waxaa muddooyinkan shirar lagaga tashanyo sifaynta ssc halkaasi ku lahaa Isimo, Cuqaal iyo waxgarad ka tirsan Beelaha SSC.   Warkii oo dhan..

Barnaamijka Ila Booqo Buuhoodle

May 14, 2008 By:C/raxmaan Cumar Cabdi ,Allcayn

Buuhoodle(Jidbaale.com):-Barnaamij keenan toddobaadkan ee ila booqo Buuhoodle waxaynu ku soo bandhigi doonaa horumarka magaalada Buuhoodle hadday tahay xagga waxbarashada, isgaadhsiinta, caafimaadka iyo ilaha kale ee arrimaha bulshada.   Warkii oo dhan..

Taliyaha Ciidamada Puntland (Cali Baadiye) Iyo Xukuumadda Oo Ku Amray Guurtidii Iyo Isimadii Tukaraq In Ay Ka Guuraan

May 14, 2008 By:jidbaale

Tuka-Raq(Jidbaale.com):- Waxaa maanta lasoo gaadhsiiyey Isimada iyo Guurtidii ku sugnayd Jiidda hore, ee kaga jiray abaabulka ay ku sifaynayaan Waddankooda la qabsaday Warqad uu ugu sheegayo in ay ka guuraan aagga Jiidda hore.
  Warkii oo dhan..

Cadeymo ku saabsan lacagihi Cibaado jalasafde ka soo gaadhay Xawillada Al Mustaqbal Nairobi.

May 14, 2008 By:jidbaale

Nairobi(Jidbaale)Waxaa qoraal dhinacyo badan taabanay soo saaray Gudiga gacanta ku haya Gabadha Jiran ee Cibaado Jalafsade waxanay u qornaa sidan.  Warkii oo dhan..

Khubaro ka dooddey Mustaqbalka Soomaaliya

May 13, 2008 By:jidbaale

Voa(Jidbaale)Dhowr Khabiir oo iskugu jira aqoonyahanno ku xeel dheer arimaha Soomaaliya iyo diblomaasiyiin hore ayaa dhawaan Washington uga  doodey mustaqbalka Soomaaliya.Waxa Khabiiradu ay is tuseen in xaalka Soomaaliya uu caalamka uga baahanyahey ballangal ka badan kan dunidu horey ugu muujiyey Soomaaliya. Waxana Khubaradaasi ay dooddooda laf-dhabar uga dhigeen waxyaabaha ay dib u heshiisiinta Soomaaliya u baahantahey in la helo.Halkan Ka Dhagayso  Warkii oo dhan..

QM oo rajo wanaagsan ka muujisay in Shirka Jibouti ka furmo guul uu ku soo afjarmi doono

May 13, 2008 By:jidbaale

Djibouti(Jidbaale)Ahmadou Ould-Abdallah ayaa isagu dhinaciisa muujiyay sida uu ugu faraxasn yahay in labada dhinac ay isugu ymaadaaan madasha shirka ee Jibouti  Warkii oo dhan..

Dr. Saleebaan Ciise Axmed oo ah Musharaxa Madaxweynaha Puntland oo ku sugan Dubai kulamo watashi ahna la leh Jaaliyadda Puntland

May 13, 2008 By:Jidbaale Desk News

Dubai(Jidbaale.com) Dr. Saleebaan Ciise Axmed Kaar oo ah sharaxan jagadda Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland shanta sanadood ee soo sacda ayaa hadda ku sugan Dubai.   Warkii oo dhan..
 


Maqal & Muuqaal
Radio jidbaale Broadcasting
Kala Soo Xidhiidh Webka Jidbaale E-mailkan jidbaale.com@gmail.com
Tawakal Towers: GET YOUR DREAM APPARTMENT IN CUJMAAN EMIRATES, Waa guryo iib ah oo qiimo jaban oo kuyaal magaalada Ajman ee Isutaga Imaaraadka Carabta. Wixii Faahfaahin dheeraad ah riix sawirka sare ama kala xidhiidh 416-877-1971 ama 416-820-0017
Ganacsiga Dimishiq Kala Xidhiidh Sida Daahyada, Kuraasta, Dharka IWM C/casiis Cabdi Jiir Telefoon 00963115127569 Mobilka: 00963944964215 ama E-mail Cabdicasiis77@hotmail.com
Dhinaca Cayaaraha 
Radio jidbaale Sports News
War Bixin Dhamaystiran Oo Uu Soo Saaray Ururka Sahan
Taariikhda Koobka Aduunka
Arsenal Iyo Barcelona Oo Caawa Ku Hirdayama Koobka Horyaalka Horyaaladda Yurub.
Xulka Kubada Cagta Ee Faraaciinta Ayaa Ku Guulaystey Koobkii 25 Ee Qaramada Afrika.
Xulalka Masar Iyo Ivory Coast Ayaa Iskugu Baxay Ciyaarta Kamadanbaysta Ah Ee Koobka Kubada Cagta Ee Qaarada Afrika 2006.
Pele Wuxuu Yidhi Ingiriiska Ayaa Looga Cabsi Qabaa Koobka Kubadda Cagta Ee Sannadka Dambe Ka Dhici Doona Jarmalka.
Kooxda Kubbadda Cagta Ingiriiska Oo Doonayaa In aan La Soo Hadal Qaadin Heesihii Dagaalka Laysku guubaabin Jirey
England Iyo Kooxdii Poland Cayaartii Dhexmartay Waxay Ku Dhamaatay 2-1 Ay Guushu Ku Raacday Kooxdii Ingiriiska Magaceeda Ku Ciyaareysey.
Ciyaartii England Iyo Wales Waxay Ku Dhamaatay Hal Gool Oo Ay Ku Badiyeen Kooxdii England Ka Socotey, Oo Iyadu Wadatay Taageerayaal Aad U Tira Badan
Ciyaar Lagu Maamusayey Dhismaha Jeelka Buuhoodle Ayaa Galabta Ka Dhacday Garoonka Kubbadda Cagta Ee Xabbado.
Ciyaaryahanka Henri Camara Wuxuu Qandaraas ciyaareed oo sadex sanadood ah La Saxeexday Wigon.
Koob Kubadda Cagta Ah Oo Loogu Magac Daray Maalinta Nadaafadda Ayaa Maanta Ka Furmay Magaalada Laascaanood.
Kooxada Kubada Cagta Ee Chelsea Ayaa Ku Guulaysatey Horyaalka Dalka Engaland.
Cayaar saaxiibtinimo oo dhexmartay degmooyinka Ceergaabo iyo Badhan
Ciyaar Shalay Ku Dhexmartay Xulka Gobolka Cayn Iyo Kooxda Horseed Garoonka Kubbada Cagta Ee Xabbado.